NOOCYADA MIINOOYINKA Ujeeddo: Dadku fmfka ay akhristaan oo gatuan nuxurka barashuudca miinooyinka sida: Marka ay akhristaan oo xafidaan gabayga miinooyinka ku seabsan iyo halkudhigyada ka sareya iyo kuwa bogge kale ku qoran.Marka ay fahnnan fariimaha uge muuqda jantuska 1aad wexey garanayaan khatarta miinooyinka, wexeuna helayaan tabihii ay naftooda iyo naf kaleba uga badbaadin lahaayeen. Gudbinta Farlin: 1-Jaantuska kowaad waxaad ka baraneysaan muuqaaila lix nooc co ka mid ah miinooyinka laga helo gobolkan. 2-Lixda nooc waxy khator ku yihlin dadka iyo gawaaride gaashaaman. 3-Bal hadda ila fiirsha jaangmka sawkmda muuqda: jaantuska safka midigta xiga kan u sareya, iyo kan dhexeba waa muuqaalka miinooyinka loogu talagalay in loogy waxyeelayo ama lagu burburiyo gawaaride gaashaaman. Summaddooduna waa PRB - iyo TM - 57 4-Safka midigta xigaana wexey inna tusayaan muuqalka noocyo kale oo miinooyin ah, waxeyse fuliyaan isla hawl. 5-Saawirada jaantuska kan midigta ugu xiga ee foosha xumi wuxuu sheegayaa Khtarta ee ka fagow. 6-Side jaantusku inna tysayo ama innoo sheegayo haddii aad aragto meel miino ku aasan tahay ama taal: Marka hore ka badaadi, Naftaada, Xoolahaaga, iyo dadkaagaba. 7-Sida aad uga baadbaadin karto uga badbaadi cid kale waa adoo aan taaban una dhowaan miinooyinka ee ka fogaada. 8-U samay astaan, ama Calaamad aad ku garato meesha miinadu ku jirto ama taal, dabadeed deg-deg ugu yeer cid aqoon u leh ka hortaga khatarta miinooyinka oo wax ka qaban kara. Ha dhayalsan khatarta miinade wax kalena ha qaban ilaa aad xaliiso khatarta, khatartaall 9-ljaa hadda wexeynu soo baraney noocyada miinooyinka iyo nooc kasta waxa uu khatar ku yahay ama loogu talagalay in lagu wax yeeleyo. UNESCO E.D.C. 1994 Ka feejignaanta Miinada Ujeeddo: Bartayaasha marka ay akhristaan Digniinta barashuuka ku qoran, oo ay ogaadaan dhibaatada miinadu ku hayso bulsho badan, oo ay ka mid tahay kaamboodhiyo. Marka ay jaantuska kowaad bartaan muuqaalka miinooyinka kala duwan. marka ay jaantusska labaad ka bartaan dhibta ay geysato iyo sida looga feejignaan karo ayaa la filaa in ay xai u helaan ama gartaan sida ay uga badbaadin lahaayeen naftooda iyo naf kale. Gudbinta Fariinta: Bal fiirsha jaantuska labaad. Sawirada jaantuuska labaad safka midigta u xiga maxaa idinka muuqda? haa! waa run, waxa inooga muuqda Qoys reerguuraa ah oo ka kooban Oday, Habar, iyo Seddex Caruur ah oo mid la sido. Wiilka odayga ag taagani muxuu u himbirursanayaa oo u muqda?. Bal sawirja dgexeba aab fiirno si aan u garano fariinta uu inoo sido. Haa! wiilku wuxuu la himbirursanayaa waxbuu arkay, waana kaa ku ordaaya, waxaa uu ku ordaayo waa waxa hortiisa ka muuqda, waana wax dhulka ku duugan. Tolow, haddabe, muxuu yahay? Haddana aan eegno sawirka u hoseeuya. Sawirkaan maxaa inooga muuqda? Allah! waxaa inooga muuqdaa, qoyskii oo ooyaya, argii oo ka diday wax qarxay iyo wiilii oo lugu go'day. Waxaan ka baranay sawirkan marinka qatarta ah. Bai aan eegno sawirka midig waxa uu ka hadlaayo. Sawirka u sarreeya maxaa inooga muuqda? Waxaa inooga muuqda reer guuraayo oo wata rati raran iyo Ari. Maxaa kale oo inooga muuqda? Harbar, ilmo xambaarsan iyo Wiil wax firinaya. Talow muxuu fiirinayaa? bal sawirka dhexana aan fiirino, waa isla qoyskkii oo wiilkii himbirursanaayey uu tilmaan bixnaayo, haddaba muxuu tilmaamayaa? bal sawirka u hoseeya fiirsha. Maxay tahay fariinta uu inoo soo gudbinayaa? Faariintu waxa in wiilku arkay wax dhulka ku duugan, Aabana u sheegay. Odaygiina, wiilii u diray in uu u sheego Booliska waxay arkeen, isaguna dhag-ax buu ku heeraaray meeshii wax ku duugnaayeen si uu uga badbaadiyo khatarta naftiisa, Reerkiisa iyo Xoolahiisaba. Waana sida keliya ee looga badbaadi karo khatarta miinade. Haddaba markaad barato bar.